Waxbarashada dadka waa weyn ee degmada, komvux, waa dugsi dadka waawayni ay akhrin karaan waxyaabaha isku midka ah ee dugsiyada hoose iyo sare.
Haddii aad wax ku baranayso komvux, waxaad sii wadan kartaa kulliyadda iyo jaamacada.
Box 1, 888 88 Söderhamn
0270-766 32
kommun@soderhamn.se
© Copyright 2017 informationsoderhamn.se